Maxaad ka taqaan ciidamada PSF mise run baa in Taliye Assad Cismaan yahay musharrax Madaxweyne Puntland (dhegayso)

Waa hordhac baaritaano taxanayaal Radio Daljir oo taaban doono taariikhda, hadafka iyo hawl-maalmeedka maanta ee Ciidamada Ammaanka Puntland iyo Taliska Sare ee Ciidamada PSF-ta. Baaritaanka Daljir kabacdi waxaa maalmahaan soo ifbaxaya in taliyihii ciidamada sirdoonka Puntland, taliye Assad Cismaan yahay musharrax Madaxweyne Puntland, booskii Taliyaha Ciidamada Ammaanka Puntland-na lagu wareejiyey walaalkiis Maxamuud Cismaan Cabdulaahi . … Continue reading Maxaad ka taqaan ciidamada PSF mise run baa in Taliye Assad Cismaan yahay musharrax Madaxweyne Puntland (dhegayso)