Maxaad ka ogtay ku dhowaad kun qof oo Jabhadii SNM ku laysay Boorame yaase hogaaminayey? (daawo)

Maxaad ka ogtay ku dhowaad kun qof oo Jabhadii SNM ku laysay Boorame yaase hogaaminayey weerarkaas iyo in ka badan 75 nin oo dilkooda ay Berbera ka fulisay Jabhadu
Sidee ku yimi Gooni u goosadka Somaliland ku dhawaaqaday 1991, siyaasada ku dhisan Jujuubka & cagajuglaynta ee kasoo bilaabatay shirkii lagu qabtay Burco 1991, Maxaad ka ogtay ku dhowaad kun qof oo Jabhadii SNM ku laysay Boorame yaase hogaaminayey weerarkaas iyo in ka badan 75 nin oo dilkooda ay Berbera ka fulisay Jabhadu | Waraysigan oo Daljir la yeelatay Eng Maxamuud Xasan Hidiidaa (Eng Qawaacid ) oo goobjoog usoo ahaa inta badan dhacdooyinkii ka dhacay Waqooyiga dalka xiligii Burburka

Dhegayso.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com