Maxaa looga hadli doonaa kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ?

HomeWararka

Maxaa looga hadli doonaa kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ?

Maanta oo ay Taariikhdu tahay 20/5/2019  waxaa kulan yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Dawlada Federaalka Soomaaliya Saacadaha soo socda . Uj

Kulanka Golaha Shacabka oo goordhow furmay
CALANKA & LAASCAANOOD: “Inaan calankani marna ciishoon; inaan cadow marna cagta hoosti galin …”
Warka Fiidnimo, Cabdishakuur Sunni Gaagaab, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maanta oo ay Taariikhdu tahay 20/5/2019  waxaa kulan yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka Dawlada Federaalka Soomaaliya Saacadaha soo socda .

Ujeedka  Kulankan ay yeelanayaan Xildhibanada Golaha Shacabka  ayaa ah ka doodista Saddex qodob oo kala ah .

-U Codaynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa

– Akhrinta Koowaad ee Hindise Sharciyeedka doorashooyinka

-Akhrinta Saddexaad ee wax ka badelka Sharciga Batroolka

 

Xildhibaanada Golaha Shacabka  Dawlada Federaalka Soomaaliya.ayaa ansixiyey  heshiiskii Baydhabo .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: