Maxaa looga hadlay Shirkii Amniga gobalka Mudug?

Maxaa looga hadlay Shirkii Amniga gobalka Mudug?

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Mudane Maxamed Dhabancad, oo ay Wehliyaan Wasiir ka tirsan DPL ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Guddiga Amniga Gobolka Mudug oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo.

Shirka waxaa looga hadlay dardargalinta amniga, xoojinta wada shaqaynta hay’adaha Dowladda iyo bulshada, Daadajinta adeegyada bulshada, iyo Dardar-gelinta howlaha shaqo ee Horyaala Guddiga amniga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com