Site icon Radio Daljir

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Puntland?

Golaha wasiirada ee Puntland oo kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay madaxtooyada Garoowe ayaa diiradda lagu saaray arimaha ammaanka, howlgalada ka dhan ah Daacish, arimaha faderaalka ,dastuurka iyo baahinta dowladda.

Warsaxaafadeedka oo dhamaystiran hoos ka akhriso

 

Exit mobile version