Maxaa loga hadlay shirki golaha Wasiiradda Puntland (Akhriso)

Maxaa loga hadlay shirki golaha Wasiiradda Puntland (Akhriso)

Shirki khamislaha ahaa ee golaha wasiiradda Maamulka Puntland ayaa maanta ka qabsoomay aqalka Madaxtooyadda Garoowe,iyado looga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid ahayeen amniga iyo arrimo kale.

Hoos ka akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Mustafa mohamed 5 years ago

    Arimaha ugu foosha xunxun ee ka dhashay burburkii soomaaliya waxa ugu weyn sida loo qoro afka hooyo
    Waxa is dhex galay afafka lagaga hadlo suuqa iyo afkii qoraal oo ay ahayd in si Ku dhisan higaad loo qoro.

    Hadii aynu soo qaadano tusaale ahaan
    Warkan bogan Ku qoran
    Wuxu Ku bilaabanayaa
    Sidan
    Maxaa loga hadlay shirkii ?
    Waxana AF soomaali saxa ah
    In uu yiraahdo
    Maxaa lagaga hadlay shirkii
    Ama
    Maxaa lagu falaanqeyey
    shirkii
    Ama
    Muxuu ahaa waxii lagu soon qaatay shirkii puntland
    Waad mahadsantihiin

    REPLY

  • Mustafa mohamed 5 years ago

    Arimaha ugu foosha xunxun we ka dhashay burburkii soomaaliya waxa ug weyn soda loo qoro afka hooyo
    Waxa is dhex galay afafka lagaga hadlo suuqa iyo afkii qoraal oo ay ahayd in si Ku dhisan higaad loo qoro.

    Hadii aynu soo qaadano tusaale ahaan
    Warkan bogan Ku qoran
    Wuxu Ku bilaabanayaa
    Sudan
    Maxaa loga hadlay shirkii ?
    Waxana AF soomaali saxa ah
    In uu yiraahdo
    Maxaa lagaga hadlay shirkii
    Ama
    Maxaa lagu falaanqeyey
    shirkii
    Ama
    Muxuu ahaa waxii lagu soon qaatay shirkii puntland
    Waad mahadsantihiin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com