Maxaa lixdii bilood ee lasoo dhaafay ka qabsoomay Buuhoodle (dhegayso)

Maxaa lixdii bilood ee lasoo dhaafay ka qabsoomay Buuhoodle (dhegayso)

Golaha deegaanka ee degmada Buuhoodle ayaa kalfadhigoodii sadexaad oo ay yeesheen maanta waxaa ay uga hadleen waxqabadkoodii lixdii bilood ee hore iyo waxa ay qabanayaan lixda bilood ee soo socota.

Golaha deegaanka ayaa ka kooban 27xubnood.

Khadar Cawl ayaa warbixintaan ka diyaariyay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com