Site icon Radio Daljir

Maxaa keenay inay hoos u dhacdo awoodi dowlad gobaleedyada dalka (dhegayso)

Xilli isbadal xoogan uu ku yimid siyaasada Bariga Africa gaar haan Ethopoia ayaa waxaa soo ifbaxaya warar sheegy inay hoos u dhcdy awoodi maamulada ee dhanka dibada gaar ahaan dalka aan darska nahay ee Ethopia oo isbadal maamul uu ka dhacay.

Daraasad uu soo saaray urur darsa arimaha gobolka ayaana lagu sheegay in Arintaas ay saameyn hoos u dhac ay ku keentay maamuld Puntlnd Koonfur galbeed iyo Jubbland oo siyaasad ahaan ugu dhawa dalkA Ethopia.

Mar kale Aqooyahan muuse Cali jaamac ayaa Aragtidiisa arinkaas cabiraya wuxuun u waray cXakiin Xusein Xassan oo Garoow joooga .

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b8be32e020100a10bcbc153/Waraysi+Muuse+Cali+jaamac+Maamulada+Dalka+.mp3?_=1
Back to Home page