Site icon Radio Daljir

Maxaa keenay in ardayda Puntland shahaadooyinka loo diido?( dhegayso)

DFS ayaa hakisey dhawaan shahaadooyinkii ardayda dugsiyada sare ee PL oo 5kun ka badan, ka dib is fahan la’aan siyaasadeed oo soo dhexgalay PL iyo DFS.

Hadaba Sidoo loo midayn karaa imtixaanka shahaadiga ah hadii uusan man haj midaysan jiri?

Maxaa keenay in Puntland shahaadooyinka la siinwaayo? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Ustaad Raage Bile Maxamuud Bare Dusiyada iyo Jaamacadaha Puntland ahna qoraa dhaqanka Afka iyo taariikhda.

Back to Home page