Maxaa Keena in Gabdhuhu Ka Haraan Waxbarashada Ama Kuyaraadaan Goobaha Waxbarasho (dhegayso)

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa lagu qabtay dood ku saabsan waxyaabaha keena in gabdhuhu ku yaryihiin xarumaha waxbarashada iyo sababaha ugu badan ee ay uga haraan waxbarashada kahor heer jaamacadeed.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Maxaa Keena in Gabdhuhu Ka Haraan Waxbarashada Ama Kuyaraadaan Goobaha Waxbarasho (dhegayso)”

  1. Cadow ali

    Maxay gabdhuhu ugu haraan waxbarashada

  2. Cadow ali

    Maxay gabdhuhu intabadan ugu haraan waxbarashada

U Jawaab Cadow ali Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com