Site icon Radio Daljir

Maxaa ka hirgalay Mashaariicdii JPLGa een Puntland? (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeen Puntland Axmed Cilim Karaash ayaa  magaalada Garoowe kulan kula qaatay  Guddoomiye yaasha degmooyinka Puntland .

Kulanka ayaa  waxaa looga hadlay mashaariicdii JPLG ee horumarinta degmooyinka wax yaabihii ka hirgalay  shantii sano ee la soo  dhaafay .

Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Hay,adaha caalamiga ah ee Puntland ka taageera dhanka mashaarciida  ayaa waxaa lagu gorfeeyay qorshaha cusub ee mashruucan shanta sano ee soo socota .
Hadaba Siciid Anteeno waa Gudoomiyaha degmada Bandar -Beyla wuxuna kamid ahaa Guddoomiye yaashii shirkaasi ka qaybgalay.
wariye Xasan Heykal ayuu uga warbixiyay wax yaabihii shirka looga hadlay .

 

 

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c7f8d800101009cca652b2b/Gudoomiye+anteeno+.mp3?_=1
Exit mobile version