Maxaa ka dhexeeya dagaalkii 2007 ay Somaliland ku qabsatay Laascaanood iyo kii looga qabsaday 2023?

Waa qaybtii koowaad ee dabagal iyo baadhis xidhiidhka xooggan oo ka dhexeeya 2007 iyo 2023 kala wareegyadii ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaan xusi doonnaa qodobo muhiim ah oo ka dhexeeya dagaaladii dhacay 15 Oktobar 2007 oo Somaliland kula wareegtey gacan ku haynta magaalada Laascaanood, kalana wareegtay Puntland, xilligaas oo Somaliland uu madaxweyne … Continue reading Maxaa ka dhexeeya dagaalkii 2007 ay Somaliland ku qabsatay Laascaanood iyo kii looga qabsaday 2023?