Site icon Radio Daljir

Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Maaliyadda Puntland oo qardho gaaray (Daawo)

Agaasime ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Keenadiid Jaamac Cali oo gaaray Magalada qardho ayaa kormeeran uu ku tagay Xarumaha Wasaaradda Maaliyadda iyo goobaha lagu qaado Canshuuraha gadiidka.

Hoos kaga bogo.

Exit mobile version