Masuul katirsan Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland oo Xaqiijiyeey inay Musuq-masuq sameyeen (dhegayso)

Masuul katirsan Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland oo Xaqiijiyeey inay Musuq-masuq sameyeen (dhegayso)

Xili dhawaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed cali gaas uu xilka ka qaaday Masuuliyiin katirsan Wasaaradda kaluumaysiga iyo khayradka badda Puntland ,isuguna jirra Wasiir ku xigeeno iyo agaasimayaal ayaa waxaa arrintaas kaa hadlay masuul katirsan Wasaradas.

Fidiye katirsan wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khasaaaradka badda Puntland oo lagu magacaabo Cabdisalaan Maxamuud oo shir jiraa’iid ku qabtay Boosaaso ,isla markaana ah Fiidiyaha degmadda Xumbeys ee gobalka Bari ayaa sheegay in arrinta Musuq-masuqa uu yahay mid jirra oo ay sameyeen ,isago cafis ka dalbadday Madaxda Puntland iyo shacabka.

Warixin Arrintaas ku saabsan kaso diray Boosaaso Wariye Xassan Heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com