Site icon Radio Daljir

Masjidka Rowda Bosaaso iyo Nadwadii Sanadlaha ahayd ee Ilxaadka Casraaniyarada

Masjidka Rowda ee Magaalada Bosaaso Waxaa  kabilaabatay Nadwadii sanadlaha ahayd taas oo looga hadlayey ilxaadka casraaniyarada,,  Ka hortaga Fikradaha Cusub ee diinta ka baxsan,,, iyo Maraaxilo ku saabsan kobcinta diinta,,, Waana nadwadii 15aad.

Warbixintaa waxaa inoo haya Wariye Xuseen Madar.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58f408ba070100e1688f916e/Nadwo+Ka+bilabatay+Masjidka+Alrowda+Bosaso.mp3?_=1

 

Exit mobile version