Mashaariic horumarineed oo ka socota degmada Garacad  (dhegayso)

HomeWararka

Mashaariic horumarineed oo ka socota degmada Garacad (dhegayso)

Degmada Garacad ee gobolka Mudug waxaa maalmihii udambeeyay ka socday mashaariic horumarineed oo u badan isku tashi dadweyne,iyadoo la kaashanayo dowl

Dowladda Soomaaliya oo faah faahisay qodobada looga hadlayo shirka QM
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Waxsoosaarka Beeraha Gobolka Bari oo Sarakacay (dhegayso + sawirro)

Degmada Garacad ee gobolka Mudug waxaa maalmihii udambeeyay ka socday mashaariic horumarineed oo u badan isku tashi dadweyne,iyadoo la kaashanayo dowladda Puntland laguna dhisayo Dekeda iyo Waddooyin dhexmara magaalada, balse maamulka iyo dadka degmada Garacad ayaa walaac xoogan ka muujiyay Bacaad qabsaday degmada.

hadaba Guddoomiyaha degmada Garacad Warsame Axmed Shido ayaa Daljir uga waramay mashaariicda socota.

wariye Xaawo Axmed oo Daljir Garoowe ku sugan ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: