Site icon Radio Daljir

MARTISOOR – TAXANAHA 8aad ee CAASHA GEELLE: PUNTLAND & MUSUQMAASUQ BAAHAY OO DHAAWACAY DAWLAD WANAAGGA (daawo)

Martisoor: PUNTLAND & MUSUQMAASUQ BAAHAY OO DHAAWACAY DAWLAD WANAAGGA | Hantidhawr aan si hufan u shaqayn, Bulsho dhiirigelisa musuqa iyo Isla xisaabtan-la’aan baahsan ayaa sabab u ah inaan horumar laga samayn Dawlad Wanaagga | Taxanaha 8aad ee waraysiyada Marwo Caasha Geelle Diiriye | Khabiir 15 sano ka dhex shaqaynaysey nidaamka dawliga ah ee Puntland xilal kaladuwanna k asoo qabatay.

Exit mobile version