Site icon Radio Daljir

MARTISOOR: SHOORTAAYE: PUNTLAND, AARANJAAN, ABAARAHA & TARAHA DOORASHOOYINKA

SHOORTAAYE: PUNTLAND, AARANJAAN, ABAARAHA & TARAHA DOORASHOOYINKA

Kaga bogo su’aalo ay kamidyihiin: AARAN JAAN waa kuwee, mise yihiin dawlad ku dhexjirta dawladda Puntland, gooyana go’aamada dhaqaale iyo kuwa siyaasadeed ee dalka? | Doorashada Puntland ee 08 Jan 2024 & TARAHA Doorashooyinka Puntland? | Dimuqraadiyeynta Puntlad: Maxaa hortaagan natiijada doorashadii Eyl? | Sakariye Nuur Faarax ayaa waraysanaya Md. Shortaaye

Exit mobile version