Martisoor: Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar (1944 – 8 Agosto ’17) iyo Waayihii Nolosha

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi aan 6 sano kahor la yeeshay AU Datoor/Prof. Maxamed Jamac Salaad Takar oo horraantii bishan 8 Agosto 2017 ku geeriyooday dalka Talyaaniga. Marxuunka oo muddooyinkii dambe ka hawlgalayey magaalada Gaalkacyo ayaa kamid ahaa dhakhaatiirta farakutiriska ah ee Eebbe ku manaystay cilmiga iyo khibrad. Waxaana … Continue reading Martisoor: Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar (1944 – 8 Agosto ’17) iyo Waayihii Nolosha