MARTISOOR: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Doorashadda Puntland& Dhaliisha loo jeediyo

MARTISOOR: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Doorashadda Puntland& Dhaliisha loo jeediyo

Kulanti wacan dhageystiyaal meel walba aad joogtaan kuso dhawaada Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij Khamiis walba ad ka dhagaysataan Radio daljir Somaaliya,idinkoo ku maqla hadba qodobka xasaasiga ah ee todobaadkas taagan.

Todobaadkan Waxaa Barnaamijka ku soo qadanaynaa Madaxweynaha Puntland Prof Cabdiweli maxamed Cali Gaas oo khudbad xasaasi ah jeediyaay isagoo kaga hadlay Xaalka Puntland iyo eedeymaha loo jeediyo iyo waliba inuu damacsanyahay Xil kororsi.

Axmed sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Boosaaso kaso jeedinaya

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com