MARTISOOR: Janaraal Cali Nuur iyo waayihiisii Ciidamada Qaranka iyo Asluubta maanta (dhegayso)

Martisoor waxaa maanta marti noogu ah Taliyaha Ciidanka Asluubta, Janaraal Cali Nuur. Janaraalku waxa uu ciidamada qaranka ka tirsanaa muddo ka badan nus qarni. Janaraalku waxa uu ka sheekaynayaa hab maamulka Ciidamada Asluubta Puntland iyo marxaladihii kala duwanaa ee la soo maray iyo meesha maanta la marayo.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com