MARTISOOR: Halgankii SYL, Gumeysigii Xumaa ee Talyaaniga & Waraysi AUN Ladane Saalax Deer (dhegayso)

MARTISOOR: Halgankii SYL, Gumeysigii Xumaa ee Talyaaniga & Waraysi AUN Ladane Saalax Deer (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee maanta waxa uu huwanyahay xasuus gaar ah, waxaana todobaadkan ku soo qaadanaynaa maalinta dhalinyarada oo sannad walba la xuso 15 May.

Haddaba waxa aan waraysi magaalada Carma ee gobolka Bari bishii Juun ee sannadkii 2010 kula yeelanay Halgamaa Ladane Saalax Deer oo allaha u naxariste (AUN 13 Feb 2013) kamid ahaa halgamayaashi Dhallinyarada SYL ee Ururukii leegadda.

Kaga bogo waxa la soo maray, waxa khasbay in Talyaani la raaco oo Ingiriis la diido, iyo waliba hab-gumaysigii xumaa ee Talyaanigu uu ku hayey Soomaalida, sida karbaashka iyo dhooqo-dhigga Soomaalida oo markii roobku da’o uu Soomaalida ku khasbi jiray in ay dhooqada dul dhabbacdaan si aysan Talyaaniga dhooqadu u taaban.

Kaga bogo waraysiga Daljir ee Halgamaa Ladane Saalax Deer ee ee kow iyo toban sano kahor.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com