Site icon Radio Daljir

MARTISOOR: Geerida AUN Fananad Sahro Axmed Jaamac & Taarikhda Fankeeda (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal meel walbaad joogtaan kusoo dhawaadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadleh ah ,todonbadkan Barnaamijka Waxaan kusoo qadanaynaa Waraysiyo iyo Taarikhda Allaha u naxariiste Fananadii Caanka ahayn Sahra Axmed Jaaamac oo ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa.

Barnaamijka Axmed sheekh Maxamed Tallman ayaa soo jeedinaya

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac6148a030100474b1fe438/Martisoor_Tallman_Bsso_Aun+Sahro+Axmed+Jama_05-Apr-2018.mp3?_=1
Exit mobile version