MARTISOOR: Faadumo Qaasim Dayib iyo waayaheedi nolasha (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: Faadumo Qaasim Dayib iyo waayaheedi nolasha (dhegayso)

Faadumo Qaasim Dayib oo horey u noqotay Agaasimaha Xafiiska Haweenka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya (Country Director) dhawaanna shaacisay in a

MARTISOOR & Cabdirisaaq Ismaaciil Cirro: Qurbajoogtu qayb ma ka yihiin qalalaalasaha siyaasadeed ee dalka?
MARTISOOR & ISMAACIIL XAAJI WARSAME, WAAYOJOOG SIYAASADDA SOOMAALIYA KULMIS illaa VILLA SOMALIA
MARTISOOR: Prof Yaasin Beeldaaje iyo Faragalinta Somaaliya & Dowladaha Shisheeye

Faadumo Qaasim Dayib oo horey u noqotay Agaasimaha Xafiiska Haweenka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya (Country Director) dhawaanna shaacisay in ay iska casishay shaqaddii UN-ta midabtakoor Soomaalinimadeeda, mid jinsi iyo isir-naceyb iswata oo ay Fadumo Dayib tiri, “waxaa si toos ah iila beegsaday Peter De Clercq, Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya” ayaa maanta marti u ah Radio Daljir.

Fadumo waxa ay ka warramaysaa waayaheedii nolasha, tarxiilkii laga soo tarxiilay Kenya, qixii Xamar, cararkii Aeroflot iyo Moscow iyo dib-isku-abaabulkeedii Finland.

Qax iyo carar kaliya ma aha e Faadumo waxa ay nooga warramaysaa dadaalkeedii nolosha, guulaheedii waxbarasho iyo kuweedii shaqo. Waxay ay Fadumo dib-u-milicsanaysaa dardaarankii iyo dhiirigalintii hooyo iyo garabistaageedii aan kala go’a lahayn.

Kaga bogo maanta iyo MARTISOOR iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: