MARTISOOR: Cabdisalaam Xaaji Ismaaciil iyo falaanqayta marxaladda siyaasadeed ee dalku wajahayo (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Cabdisalaam Xaaji Ismaaciil oo ka mid ah aqoon yahanka Soomaalida ee deggan dalka Maraykan ahna difaace danaha qaran ee dalka Soomaaliya. Cabdisalaam waxa uu barnaamijkan si durugsan ugu falaanqaynayaa marxaladda siyaasadeed ee uu wajahayo dalka Somaliya, gaar ahaanna khilaafka sii xoogeysanaya ee ka dhex aloosan … Continue reading MARTISOOR: Cabdisalaam Xaaji Ismaaciil iyo falaanqayta marxaladda siyaasadeed ee dalku wajahayo (dhegayso)