Markab xeebaha gobolka Mudug kusoo caariyay oo lagu dul dagaalamayo

Markab xeebaha gobolka Mudug kusoo caariyay oo lagu dul dagaalamayo

Wararka ka imaanaya deegaanka Galhagoog oo 70km ayaa sheegaya in dagaal uu ka socda deegaankaasi oo 270km dhanka bari ka xigta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad deegaankaasi oo doonaya inay bililiqo ka gaystaan markab soo caariyay, lamana oga xaaladda markabka iyo shaqaalaha lasocday iyo khasaaraha dagaalka.

Dhanka masuuliyiinta Galmudug ayaan wali ka hadlin dagaalkan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com