Site icon Radio Daljir

Marine Le Pen, Macron oo u Muuqda in ay Tartanka Madaxweynaha isku soo Hareen

Emanual Macron oo waligiis aan xafiis dowlo loo dooran iyo gabadha Marine Le Pen ee rabta in ay Faransiiska ka saarto isutagga Yurub ee EU-da, ajnabiga iyo muslinkana siyaasad qallafsan looga bartay, sida Donald Trump, madaxweynaha USA, ayaa u muuqda in ay isugu soo hareen tartanka madaxweynaha Faransiiska.

Macron waxaa la qiyaasayaa in uu helay 23.7%, halka Le Pen ay qaadatay 21.7%. Weli waa qiyaas war suganna ma soo bixin. Daljir kala soco.

Exit mobile version