Mareykanka oo sheegay in duqayn cirka ah ay ku dileen 24 katirsan Argagixisada Al-shabaab

Mareykanka oo sheegay in duqayn cirka ah ay ku dileen 24 katirsan Argagixisada Al-shabaab

War qoraal ah oo ka soo baxay maanta Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa waxaa lagu sheegay in duqayn cirka ah oo Arbacadii ka dhacday deegaano katirsan gobolka Hiiraan lagudilay 24 katirsan dagaal yahanada Al-shabaab .

Ciidamada ayaa  sheegay in ay beegsaday xero ay Al-shabaab  ku lahaayeen deegaanka  Luuq Deerowee ee gobolka Hiiraan  25kmna dhanka galbeed kaga beegay magaalada Baladweyne .

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in horjoogaal caan ah oo la yaqaanay goobta lagu dilay .

Halkan ka akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST.
    Khabiir Ku Taqasusay Arimaha Argagaxisada.
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKK.
    FAKE NEWS…IIDHEH MARAYKAN KASOO QAAD…
    WHY NOT?ALSHABAB+CIA+ISIS+ALQACIDA=ONE!!!.
    LABADA LUGOOD EE ALSHABAB KU TAAGAN YIHIIN WAA (USA & UK).
    ALSHABAB,ISIS WAA COMPANY DILAA AH OO MISSIONRY OO AY SAMAYSTEEN,LEYIHIIN CIA,MI6 iwm AYNA KU ADEEGTAAN.JOOKOOYINKAAS MARAYKAN EE IIDHEHDA AHNA SIFIICAN BAANU U FAHANSANAHAY.
    LKN WAY DHACDAA SOME TIME IN HORJOOGAYAASHA ALSHABAB & CIA,MI6 ISKU AFGARTAAN IN LOO SOO SAARO OOLOO TILMAAMO CIIDAMO ALSHABAB AH OO AY DILAAN SI MEDIA-HA LOO GALIYO ARINKAAS.WAA WAX ISKA CAADIYA SHEEKOOYINKAASI.
    WHO REALY IS ISIS & ALSHABAB!?.
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    ISIS LEADER (ELLIOTE SHIMON) GO FUCK YOUR SELF YOU ARE ISRAELIAN MISSIONRY & TERRORIST.
    ISRAELI DID 9/11(4000 JEWISH is ABSENT 11/9/2001)!,why? weerarkay ogaayeen,
    ALSHABAB+CIA+MI6=ONE.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO 100% inside job!!!..
    WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA MUSLINKA.
    We Know Dealers.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com