Site icon Radio Daljir

MAREYKANKA OO DIGNIIN ADAG U DIREY MADAXWEYNE FARMAAJO (daawo)

War qoraal ah oo digniin ah oo hadda ka soo baxay dawladda maraykanka ayaa lagu yiri “Mareykanku wuxuu diyaar u yahay talaabo ka qaadida kuwa caqabada ku ah Nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya. isku dayga shaqo ka joojinta RW Rooble waa mid nagu dhalisay welwel badan, saas oo ay tahayna waxaan taageeraynaa dadaalka RW ee ku wajahan sidii loo qaban lahaa doorasho degdeg ah oo haddana lagu kalsoonan karo. Ugu danbeyn dhammaan dhinacyada is haya waxaan ugu baaqaynaa in ay ka waantooban ficilada iyo baaqyada kicinta ah”

Exit mobile version