Maraykanka oo soo dhoweeyey xukuumadda cusub ee Soomaaliya.

Dowladda Maraykanka ayaa maanta ka hadashay mowqifkooda ku aadan wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay raysal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Twitterka ee howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay Soomaaliya inay umuuqato inay wadadii horumarka, sidoo kalena wasiirada inay ka shaqeyndoonaan dhismaha nabadda iyo sidii barwaaqo loo gaari lahaa.

Dowladda Maraykanka waxay balanqaaday inay la shaqeyndoonaan xukuumada cusub ee Soomaaliya.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com