HomeUncategorized

Maleeshiyo beeleed ku dagaalamay magaalada Gaalkacyo oo la kala qaaday.

Galkacyo,Feb 15 -Waxagrdka gobolka Mudug ayaa ku guulaystay maanta inay kala qaadaan laba maleeshiyood beeleed oo horaantii todobaadkan dagaal uu ku dhexmaray xaafadda Horumar ee magaalada Gaalkacyo.

​Madaxwaynaha Puntland oo xilkii ka qaaday W. Dakadaha Cabdullaahi, una magacaabay Siciid Maxamed Raage
Xukuumada Puntland oo digniin kasoo saartay dhaq dhaqaaqyada gobolladda Sanaag iyo Hayland (Dhegayso)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Galkacyo,Feb 15 -Waxgardka gobolka Mudug ayaa ku guulaystay maanta inay kala qaadaan laba maleeshiyood beeleed oo horaantii todobaadkan dagaal uu ku dhexmaray xaafadda Horumar ee magaalada Gaalkacyo.

Suldaan C/nuur Axmed shiikh Muuse oo ka mid ahaa isimada ka qaybqaatay xalinta xurgufta u dhaxeeyasay maleeshiyo beeleedka dagaalamay ayaa u sheegay Radio Daljir ,dadaalada lagu daminayo colaadda labada maleeshiyo beeleed inay ka qaybqaateen maamulka gobolka Mudug iyo odayaasha ay kasoo jeedaan beelaha dagaalamay.

Dagaalka dhexmaray maleeshiyo beeleedka maanta lakala qaaday ayaa waxaa ku dhintay 6 qof iyadoo tirro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen.

Diiwaanka Wararka
Daljir Boosaaso.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: