Makhaayad Casri ah oo laga hirgaliyeey Garoowe (dhegayso/daawo)

Caasimadda Puntland ee Garoowe oo Bilooyinkii u dambeyeey kusoo badanayeen Makhyaadaha Casriga ah,ayaa xalay waxaa xariga laga jarray Makhaayadda KFC g Garoowe,oo ah Maakhyad la jaan qaadaysa Kuwaa Caalamka.

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal,Taliyaha Ciidanka Xasilinta,Issimo iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshadda Garoowe ayaa kaso qayb qashay furitaanka Xaruntan,oo laga helayo cunooyinka Fuduud,waana maakhayad nooci ugu Casrisanaa oo Puntland iyo Guud ahaan Somaaliyaba laga furo.

Xaruntan Waxaa xariga kajaray Duqa Caasimadda Puntland ee Garoowe,iyado hadalo kala duwana ay ka jeediyeen dhamaan dadkii masuuliyinta ahaa ee ka qayb galay furitaanka Maakhayadan,

Warbixin Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa ka diyaarisay

Hoos kadaawo Muqaal Ku saabsan xafladii Furitaanka Maakhyadda


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com