Magacyada 7 Kamid ah Hogaamiyayaasha Alshabaab oo Maraykanku Malaayiin Dollar Dul Dhigay

Magacyada 7 Kamid ah Hogaamiyayaasha Alshabaab oo Maraykanku Malaayiin Dollar Dul Dhigay

Mareykanka ayaa liiska Argagixisada ka saaray Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa Saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab, horeyna usoo noqday Afhayeenka Al-shabaab.

War kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka islamarkaan ay baahisay Laaanta afka Soomaliga ee VOA ayaa lagu sheegay in Abuu Mansuur laga saaray liiska Argagixisada Caalamiga, waxaana madaxiisa dul saarnaa 5 milyan oo dollar.

Halkaan Hoose ka Akhriso Liiska 7dii Hogaamiye Al-shabaab uu Mareykanka Lacagaha Dul Dhigay

Aasaasaha Xarakada Al-shabaab Axmed Cabdi Godane(Abuu Zubeer) $7 Milyan, waxaa lagu dilay duqeyn dhacday Koonfurta dalka Soomaliya.

Ibrahim Xaaji Jaamac(Ibraahim Afqaan) $5

Milyan Fu’aad Maxamed Khalaf $5 Milyan

Bashiir Maxamed Maxamud $5 Milyan

Mukhtaar Roobow $5 Milyan, balse hadda Mareykanka waa uu ka saaray liiska liiska Argagixisada Caalamiga

Zakariye Ismaaciil Xersi $3 Milyan,

NB:-Dowladda Soomaliya aaya isku soo dhiibay Sanado ka Hor waxaa la dhigay Madaxa Sirdoonka Soomaliya. Cabdullahi Yare $3 Milyan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com