Site icon Radio Daljir

Magaalada Qardho iyo Sida Maanta Looga Ciidey (dhegayso)

Kumanaan kamid ah shacabka kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa isugu soo baxay munaasabaddii ciidda, waxaana ay salaadda ku oogeen, xarumo gaar ah iyo masaajidda magaaladaasi.

DHEGAYSO WARBIXIN

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/594f78c90b0100df01bb7f7f/Magalada+Qardho+oo+si+wayn+looga+ciiday.mp3?_=1
Exit mobile version