Magaalada Bosaso oo maanta hilib la’aan ah (dhegayso)

Magaalada Bosaso oo maanta hilib la’aan ah (dhegayso)

Neefka xoolaha  ah  ee gowraca ah ayaa gudaha magaalada Bosaaso la kala siisanayaa inta udhexaysa 80-90  doolar taas oo ah qiimihii ugu sareeyay  oo abid uugaaro.
Dumarkii hilibka ka ganacsan jiray ayaa gabi ahaanba maanta aan qalin wax xoolo ah.
Hadab sidee arintan u saamaysay dadkii ka ganacsan jiray xoolaha iyo bulshadaba ?
Xaawo Maxamed Faarax Xaawo Wadani  waxa ay kamidtahay dumarka hilibka qalah , wariye Xasan Heykal ayay uga warantay sabata maanta aan wax hilib ah suuqa loogu qalin .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com