Magaalada Baydhabo oo maanta lagu doortay 7 kamid ah xildhibaanada aqalka hoose.

Baydhabo, Nov 08 2016-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa maanta lagu qabtay qeybta koowaad ee Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Deegaanada Koonfur Galbeed.

Maanta waxa uu qorshahu ahaa in la doorto ilaa iyo 8 xildhibaan oo Aqalka Hoose ah, balse waxaa la doortay 7 xildhibaan.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo qeyb ka ahaa xubnaha u tartamayay xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa guuleystay, waxaana uu keensaday 45 cod.

1.    Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari 45 cod.

2.    Daahir Cabdi C/laahi 28 cod.

3.    Ibraahim Isxaaq Yarow 51 cod.

4.    Fowsiyo Maxamed Sheekh 50 cod

5.    Sheekh Maxamed C/laahi 51 cod.

6.    C/qaadir Shariif Xasan

7.    C/wahaab Ugaas Khaliif

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com