Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh oo Garoowe soo gaaray (Sawiro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan  Sheikh oo Garoowe soo gaaray (Sawiro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa goor dhawayd ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe .
Xasan Sheekh ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni

Safarkiisa magaalada Garoowe Xasan Sheikh waxaa ku weheliyay Faarax Macalin iyo Xildhibaan Fiqi .

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com