Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole oo Garoowe ka soo dagay ( dhegayso )

Madaxweynihii hore ee Puntland  C/raxmaan Faroole oo Garoowe ka soo dagay ( dhegayso )

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland .

C/raxmaan Faroole ayaa waxa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Puntland iyo doorashooyinka ku soo aadan .

Waxa uu sheegay in musharaxiinta u tartamaysa doorashada Puntland in ay doonayaan isbadal ka dhaca Puntland 2019 .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com