Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Xaaf oo magacaabay Taliyaha Amniga Gobolka Mudug

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Taliyaha Amniga Gobolka Mudug u magacaabay G/le, Duraan Cabdi Xaashi halka taliya ku-xigeenna loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Warsame.

Exit mobile version