Madaxweyne Waare: “Sababta NISA ay boorsiin lacag ah Beledweyne iyo Jowhar u geeyneyso oo maamulada u fidnayneyso ma fahmin (daawo)

Madaxweyne Waare: “Sababta NISA ay boorsiin lacag ah Beledweyne iyo Jowhar u geeyneyso oo maamulada u fidnayneyso ma fahmin (daawo)

Madaxweyne Waare oo daqiiqado kahor shir jaraa’id qabtay ayaa ka dayriyey siyaasadda Madaxweyne Farmaajo iyo dowladdiisa. Waare ayaa si faahfaahsan ugu warbixiyey xaaladda nabadeed iyo mid siyaasadeed ee maanta dalku wajahayo, asaga oo si toos ah farta ugu fiiqay in Al-Shabaab ay hadda Xamar soo buuxdhaafisay.

Waare ayaa sidoo kale faahfaahiyey qorshaha Madaxweyne Farmaajo kuna sheegay mid ah dumin dowladda goboleedyada, lidna ku ah dastuurka dalka iyo nidaamka federaalka.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com