Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aden oo la filayo in uu berri iscasilo iyo KG oo gashay marxalad cusub oo siyaasadeed

Wararka Radio Daljir ka helayo ilo ka agdhow Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aden, ayaa Radio Daljir la qaybsaday in la filayo in uu madaxweynuhu iscaliso doono maalinka berri ah. Haddii madaxweyne Shariif Xasan uu iscaliso waxaa xilka madaxweyne si ku-meel-gaar ah ula wareegi doona Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed Md. Cabduqaadir Shariif … Continue reading Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aden oo la filayo in uu berri iscasilo iyo KG oo gashay marxalad cusub oo siyaasadeed