Madaxweyne Qoorqoor: “Dagaalka Guriceel waxaa gadal ka riixaya Soomaali & Ajaaniib” (daawo)

Madaxweyne Qoorqoor: “Dagaalka Guriceel waxaa gadal ka riixaya Soomaali & Ajaaniib”  (daawo)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo ka hadlay dagaalka Guriceel ayaa u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalkaas.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ku tilmaamey wax laga xumaado uu yahay dagaalka ka socda magaalada Guriceel, isagoo ku eedeeyey mas’uuliyada dagaalkaasi ururka Ahlusunnah Waljamaaca.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com