Madaxweyne Mustafe Cagjar oo Booqday goobihii la bur buriyay ee Jigjiga (dhegayso)

Madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya  Mustafe Cagjar ayaa maanta Booqday  goobihii dhaca iyo boobka laga gaystay ee magaalada Jigjiga , waxaana uu ka raaligaliyay bulshada dhibta soo gaartay inti ay sha,qaa qadu socotay .

Haddaba waxaa goobta ka hadlay Madaxweynaha iyo dadkii hantidooda ay ku burburtay magaalada .

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com