Waxgaradka Nugaal: Madaxweyne ma Rabno Qurbajoog Lacag Doon ah iyo Siyaasi Fashilmay (dhegayso)

Waxgaradka Nugaal: Madaxweyne ma Rabno Qurbajoog Lacag Doon ah iyo Siyaasi Fashilmay (dhegayso)

Qaar kamid ah waxgaradka gobolka Nugaal oo la hadlay Radio Daljir ayaa taageeray go’aankii golaha wakiilada Puntland ay xukuumadda kalsoonida ugala laabteen waxaana ay ka codsadeen madaxweynaha dowladda Puntland inuu keeno xukuumad shacabku ku qanacsanyihiin.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com