Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad Cali Shire oo lagu Aasay Garowe (daawo)

Allaha unaxaristee magaalada Garowe waxaa maanta lagu Aasay madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad Cali Shire, Waxaana Aaska kasoo qeybgalay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni | Wariye Xasan Heykal ayaa Aaska tagay oo warbixintan ka diyaariyay.

Exit mobile version