Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka qayb-galay Xuska 8-da Maarso ee Maalinta Haweenka (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka qayb-galay Xuska 8-da Maarso ee Maalinta Haweenka (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Cumar Camay ayaa waxaa uu hambalyo u diray ,haweenka soomaaliyeed munaasibada 8 March darteed .

Xili maanta caalamka laga xusay Maalinta Caalamiga ah ee 8- da Maarso oo ah maalinta haweenka adduunka, meelaha Soomaaliya laga xusay munaasabaddaasi waxaa ka mid ah Garoowe iyo Muqdisho .

Warbixintaan waxaa innoga soo diray Garoowe Axmed Sheekeeye .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com