Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn xariga kaga jaray mashaariic horumarineed oo Puntland halkaasi ka hirgelisey.
Dhanka kalena, madaxweyne ku-xigeenka ayaa dhagaxdhigay mashaariic cusub isagoona lacag gaaraysa 10,000 oo dollar ugu deeqay dhismaha wado muhiim ah oo gobolka laga hirgelin doono.
DHEGEYSO
U Jawaab hudayfi abdirashiid abdirahman Buri halceliska