Site icon Radio Daljir

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sheegay inay si deg deg ah Sool u xoreynayaan (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo la hadlayaay Tv-ga RTN ayaa ka hadlay Arrimo baddan oo xalaada Gobalka sool ah.

Camey ayaa laga waraystay dagaalka lagula jiro Maleeshiyaadka Somaliland iyo xoreynta gobalka sool ,isago sheegay Camey inay dhawaan xoreyn donaan Gobalka sool.

Exit mobile version