Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dhaliilay Hay’addaha Puntland ka howlgala (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dhaliilay Hay’addaha Puntland ka howlgala (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi karaash ayaa magaaladda Garoowe maanta kaga qayb galay Munaasabad lagu xusayeey Maalinta Biyaha Aduunka.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa hadal uu Munaasabadaas kajeediyeey kaga hadlay Abaaraha xiligan kajira Puntland,wuxuuna Hay’adaha ku dhaliilay inaysan waxba ka qaban xaaladaha Adag ee kataagan qaybo kamid ah Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com