Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Camey oo Hambalyo u diray xildhibanada Cusub ee PL (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Camey oo Hambalyo u diray xildhibanada Cusub ee PL (dhegayso)

Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey Madaxweyne ku xigeenka Puntland haddana ah Musharrax Madaxweyne Ku xigeen Puntland 2019 oo Caawa lasoo xiriiray Radio

Maamulka Gal-Mudug oo Go’aano Kasoo Saaray isbaarooyinka Sharci Daradda ah (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Maamulka degmada Jariiban iyo shacabka oo baaq ka soo saaray dagaalka Towfiiq (dhegayso)

Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey Madaxweyne ku xigeenka Puntland haddana ah Musharrax Madaxweyne Ku xigeen Puntland 2019 oo Caawa lasoo xiriiray Radio daljir ayaa hambalyo u diray Golaha Wakiiladda Cusub ee Puntland 2019.

Camey ayaa sheegay in uu u Rajeynayo Guul iyo inay soo doortaan Madax dalka iyo dadkaba wax tarra,isago iska fogeyeey in Xubnahan Cusub faragalin ku samaysay dowladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: